
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Uganda [Sawirro]
KAMPALA, Uganda [SMN] – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda. Wuxuu Madaxweynaha halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane …